Mudaaharaadkii Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK
Waxaa gudaha safaarada shir jaraa'id ku qabtay Danjiraha South Africa u jooga UK iyo Ireland oo si murugo leh uga hadlay xaalada cakiran ee lasoo gudboonaatay dadka Soomaaliyeed ee kunool South Africa.

Mudaaharaadkii Jaaliyada Soomaaliyeed ee Minneapolis USA

Mudaaharaadkii Jaaliyada Soomaaliyeed ee Ireland
Dibadbax balaaran oo ay isugu yimaadeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee Minnepolis ayeey kusoo bandhigeen sdia ay uga xun yihiin tacadiyada dadka SDoomaaliyeed ee South Africa.
Mudaaharaadkii Jaaliyada Soomaaliyeed ee Ireland
Waxay jaaliyada Soomaaliyeed ee Ireland sidoo kale la kulmeen Qunsulka u jooga South Africa dalkaas Ireland oo shir jaraa'id ku qabatay goobta uu banaanbaxa ka dhacayay.
Mudaaharaadkii Jaaliyada Soomaaliyeed ee Holland
Mudaaharaad ka dhacay dalka Holland oo ay isugu soo bexeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee Holland ayaa ku muujiyay dareenkooda iyo sida au uga xun yihiin Dhibaataynta lagu hayo dadka Soomaaliyeed ee South Africa.
No comments:
Post a Comment