Sunday, 6 April 2014

MUDAAHARAAD LOOGA SOO HORJEEDO KENYA

Mudaaharaad looga soo horjeedo Dhibaatada & Bahdilka Kenya ay dadka ku heyso oo ka dhici doona wadamada Europe, America, Australia iyo Soomaaliya. Waxaan dadweynaha Soomaaliyeed ka codsaneynaa inay u istaagaan sidii ay codkooda ugu taageeri lahaayeen Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Kenya lagu dhibaateeynayo. Waa inaan dowlada Kenya dhibaatada ay shacabkeena ku heyso meel uga soo wada jeesano.

Wixii faahfaahin ah oo ku saabsan Mudaaharaadyada Jimcaha iyo Sabtida halkan kala soco wadama kala duwan iyo goobaha iyo saacadaha mudaaharaadka.
Waxaad kaloo lasoo xiriiri kartaa gudiga qaban qaabada mudaaharaadyasa ka dhici doona safaaradaha Kenya ay ku leedahay dunida.
Abdullahi Ali Hiirad
+44744 079 0745
Duale Yusuf
+447956 934449