Saturday, 25 April 2015

DEMONSTRATION AGAINS XENOPHOBIC ATTACKS IN SOUTH AFRICA.

DEMONSTRATION AGAINS XENOPHOBIC ATTACKS IN SOUTH AFRICA.

Demonstration against South Africa Xenophobic Attacks in front of South Africa Embassy.

South Africa High Commission...
South Africa House
Trafalgar Square
London WC2N 5DP


 on Friday & Saturday 01 - 02 May 2015 @ 12:00 18:30.
 

0744 079 0457
0795 693 4449

www.jaaliyad.blogspot.com


--------------------------------------------------------------

EMERGENCY HELP LINE IN SOUTH AFRICA

If you are in DANGER or under attack in South Africa please call our 24/7 Somali Council Help line in South Africa.

Tel: +27110838181



---------------------------------------------------------------

QADKA GURMADKA EE SOOMAALIDA SOUTH AFRICA.
(Emergency Support Line for South Africa Somali Community)
Waxaa goordhoweyd sitoos ah loo furay qad cusub oo 24/7 u shaqeyn doona Jaaliyada Soomaaliyeed ee South Africa, isla markaasna isku xiri doona ganacsatada iyo goobaha gurmadka u baahan. Hadaba hadii ay kula soo gudboonaato xaalad degdeg ah, waxaad nagala soo xiriiri kartaa qadka Gurmadka Jaaliyada Soomaaliyeed ee South Africa.
...
Waxaan xusuusin mudan inay muhiim tahay in qofwalba ku talo galo sidii uu isu difaaci lahaa hadii ay xaaladi lasoo gudboonaato, inta uu gurmadku soo gaarayo goobaha duulaanka lagu soo qaado. Waxaan kaloo ku talinaynaa inta xaaladu ka dagayso in dadku kasoo fogaado goobaha aan gurmadka gaari karin ama aanba gurmadka lahayn.
Fadlan la wadaag ama gaarsii asxaabtaada iyo intii aad awoodo, Idaacadaha iyo websiteyada waxaan ka codsaneynaa inay dadka gaarsiiyaan fariintan muhiimka ah.

Somali Council in South Africa.

Tel: +27110838181


www.somalicouncil.org


 

Sunday, 6 April 2014

MUDAAHARAAD LOOGA SOO HORJEEDO KENYA

Mudaaharaad looga soo horjeedo Dhibaatada & Bahdilka Kenya ay dadka ku heyso oo ka dhici doona wadamada Europe, America, Australia iyo Soomaaliya. Waxaan dadweynaha Soomaaliyeed ka codsaneynaa inay u istaagaan sidii ay codkooda ugu taageeri lahaayeen Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Kenya lagu dhibaateeynayo. Waa inaan dowlada Kenya dhibaatada ay shacabkeena ku heyso meel uga soo wada jeesano.

Wixii faahfaahin ah oo ku saabsan Mudaaharaadyada Jimcaha iyo Sabtida halkan kala soco wadama kala duwan iyo goobaha iyo saacadaha mudaaharaadka.
Waxaad kaloo lasoo xiriiri kartaa gudiga qaban qaabada mudaaharaadyasa ka dhici doona safaaradaha Kenya ay ku leedahay dunida.
Abdullahi Ali Hiirad
+44744 079 0745
Duale Yusuf
+447956 934449





Monday, 10 June 2013

Banaanbaxyadii ka kala dhacay daafaha Dunida sida USA, UK, Ireland, Holland, Belgium. Sweden, Norway, Australia, Kenya, South Africa iyo Somalia.

Mudaaharaadkii Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK






Waxaa gudaha safaarada shir jaraa'id ku qabtay Danjiraha South Africa u jooga UK iyo Ireland oo si murugo leh uga hadlay xaalada cakiran ee lasoo gudboonaatay dadka Soomaaliyeed ee kunool South Africa.

Mudaaharaadkii Jaaliyada Soomaaliyeed ee Minneapolis USA

Dibadbax balaaran oo ay isugu yimaadeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee Minnepolis ayeey kusoo bandhigeen sdia ay uga xun yihiin tacadiyada dadka SDoomaaliyeed ee South Africa.


Mudaaharaadkii Jaaliyada Soomaaliyeed ee Ireland
Waxay jaaliyada Soomaaliyeed ee Ireland sidoo kale la kulmeen Qunsulka u jooga South Africa dalkaas Ireland oo shir jaraa'id ku qabatay goobta uu banaanbaxa ka dhacayay.

Mudaaharaadkii Jaaliyada Soomaaliyeed ee Holland


Mudaaharaad ka dhacay dalka Holland oo ay isugu soo bexeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee Holland ayaa ku muujiyay dareenkooda iyo sida au uga xun yihiin Dhibaataynta lagu hayo dadka Soomaaliyeed ee South Africa.

Monday, 3 June 2013

Warbixin iyo Mudaaharaad ku saabsan arimaha South Africa | Information and Demonstrations about South Africa Somali Community UK, USA, Belgium, Norway iyo Sweden



UK London

Friaday/Saturday
Date:  7/8 June 2013
Time: 13:00 19:00
South Africa High Commission
South Africa House
Trafalgar Square
London WC2N 5DP

Contact:
07956651659
07956934449
Abdullahi Ali Hiirad
Duale Yusuf

*****************   

USA Minnesota

Date:       Friday 7 June 2013
Time:     
Location: State Capital, St, Paul, MN

Contact:
006127100814
Saadik Warfaa & Xabiib Faarax
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Minnesota

 *****************
USA OHIO

Date: Friday 7 June 2013
Time: 4:00 - 8:00
Location: Schottenstein Plaza
Contact: (614) 8065657 / (614) 8225338

BELGIUM

Friday 7 June 2013
Safaarada South Africa ee Brusells

Contact:
Ahmed Kediye

------------------------


# SWEDEN

Friday/Saturday
7 & 8 June 2013
Safaarada South Africa ee Stockholm

Contact: 
004676945880  Yaasiin Beynax

# NORWAY

Friday/Saturday
7 & 8 June 2013
Safaarada South Africa ee Oslo
 

Wadamada kale ee aan weli isoo gaar siinin dhaqso ha iigu soo gudbiyeen si aan TV ga xayeysiintiisa uGu darno.

Wixii intaas dheer fadlan booqo